Soomaali dil bareer ah ka geystay Jarmalka iyo Booliska dalkaas oo ka hadlay

Boliiska dowlada Jarmalka ayaa Saxaafadda u sheegay in nin Soomaali ah oo 43 sano jir ah  uu wax mindi ama dhalo u eg ku dilay nin oday ah oo 79 sano jir ah magaalada Ludwigsburg. Saraakiisha Booliska ma sheegin magaca ninkan Soomaaliga ah ee dilka geystay oo hadda xiran. Sababta uu u dilay weli lama … Continue reading Soomaali dil bareer ah ka geystay Jarmalka iyo Booliska dalkaas oo ka hadlay